Dhageyso:Madaxwaynaha Hirshabeele oo ka soo horjeestay xilka qaadista ay ku sameeyeen Xildhibaannada
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ayaa ka soo horjeestay xilka qaadista ay ku sameeyeen Xildhibaannada Maamulka […]