Daawo:Ciidamada Itoobiya oo dad reer Guuraa ah ku xasuuqay Gobolka Gedo iyo Madaxda Gobolka Gedo oo ka Gaabysadey inay ka hadlaan shacabkooda la xasuuqay
Ciidamada Itoobiya ayaa Shalay dad reer guuraa ah ku Xasuuqeen Deegaanka Maykaaareebay ee gobolka Gedo waxayna tiradoodu dhan tahay 3 Ruux, waxgaradka degaanka ayaa sheegay […]