Maqal iyo Muqqa+Sawiro:150 Guri oo Casriya oo Laga Hirgalinaayo Degmada Bangeele ee Gobolka Galgaduud

guryo

Degmada Bangeelle ee gobalka Galgaduud ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhagax dhigayay deegaameen in kabadan 150 Guri oo laga hirgalinayo degmadaasi, waxaana dhagax dhihii guryaaha iyo saldhig Booliss ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo Marti sharf kale oo Katimid Degmada Caabudwaaq.

Mashruucaan ayaa kii ugu balaraanaa ee laga hirggaliyo Gobolada dhexe waxaana aad usoo dhaweeyey qaybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka galgaduud, waxana loogu baaqay in cid kasta oo danaynaysa Guryaahan ay furuan tahay.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray



dhere

dhere

dhere

dheere

dheere

dheere

shuuke

ban

ban

ban

ban

ban

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.