Askari Goor Dhow Lagu Toogtay Xaafada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho.

toogasho

Wararka Naga soo gaaraya Magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamda Ammaanka degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ay howlgal baaran ka bilaa xaafadaas kadib markii Askari ka tirsanaa Ciidanka Minishiibiyada ay koox hubayn ku dileen Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.

Kooxihii ka dambeeyay dilka Askariga Ciidamada Minishibiyada ka tirsanaa ay isaga baxsadeen goobtay ka geysteen dilka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.