Daawo:11 Wasiir oo ka tirsan Hirshabeelle oo is casilay iyo Mooshin laga gudbiyay Madaxweynaha Hirshabelle

11 Wasiir oo ka tirsan Maamulka Hirshabeele aya iska casileen xilkooda, iyadoo uu sii xoogeystay ololaha ka dhan ah Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble, Shir jaraa’id oo Wasiirada  ku qabteen  magaalada Jowhar ayaa sheegay inay isku casileen waxqabad la’aan Madaxweynaha Hirshabeelle iyo inuu ka gaabiyay howlihii loo igmaday.

 

<iframe width=”854″ height=”480″ src=”https://www.youtube.com/embed/pC59_doavuI” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.