Daawo:Khudbadii Raysawasaraha Soomaliya ka jeediyey Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo loogu dabaal degayo munaasabadda maalinta dhalinyarada aduunka ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho ayadoo munaasabadda ay ka qeybgalayaan madaxda dalka qaarkood oo ugu horeeya Raysawasaare Khayre, wasiiro,xildhibano Gudomiyha gobolka Banaadir iyo dhalinya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.