Maqal iyo Muuqaal:Wariyaasha Puntland oo sheegay In Warshada Lacagta Sameysa Puntland ku Taalo

puntland

Wariye Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere) ayaa maxkmadda gobolka Nugaal maanta ku siideysey damaanad kadib markii 6 maalmood uu xirnaa isaga oo aan la dacweyn maxkamadna aysan xukumin, Suxufiyiinta Puntland ayaa dacwad u gudbiyey Maxkamadda in Suxufi Cumar Dheere iska xiran yahay taas oo ah mid ka hor imaaneysa xuquuqda dastuuriga ah ee uu lee yahay.

Dhinaca Kale Suxifiyiinta Puntland ayaa sheegay in Puntland aya kajirto warshad lacag lagu sameeyo oo ku taala Puntland cid ay ka qarsan tahayna majirto oo xildhibanada Puntland ayaa cadeeyey waana arimaha loo adeegsady xariga wariyaha isagoo soo xigtay Xildhibaan warkii oo idaacad kale u waramay.

Dhawaan bay ahayd Markii ganacsatada Puntland diideen inay qaataan lacagta been abuurka.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.