Daawo:Jawaari oo si cajiib ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Cape Town

jawaari
gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed maxamed Sheikh cusmaan “jawaari” ayaa waxaaa ka mid ahaaa safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka South Africa Jamaal Maxamed Barrow, Xoghayaha joogtada ah ee Golaha Shacabka Cabdikariim Buux iyo Xillibaan Cabi Xukun.
Magaalada Cape Town wafdigaan   waxaa  ku soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo ay hor kacayaan Qunsulka safaarada Maxamed Cali Mirre “Nabadoon” iyo doyaasha dhaqanka,ganacsatada iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Cape Town.
<iframe width=”854″ height=”480″ src=”https://www.youtube.com/embed/2jdXoBkrKx0″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.