Dhageyso:Galmudug oo lagu eedeeyay in ay Rasaas ku Fureen Gaari ay la socdeen Arday wax kabarata Iskuulada ku yaal Magaalada Caabudwaaq.

Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa lagu eedeeyay in ay Rasaas ku Fureen Gaari ay la socdeen Arday wax kabarata Iskuulada ku yaal Magaalada Caabudwaaq.

Shaqaaqadaan ayaa dhacay Xalay Maqribkii xilli ay Ardayda oo gaaraysay ilaa lix Arday ay la socdeen Gaari nuuca Raaxada ah oo marayay Duleedka Magaalada Dhabad, Waxaana Rasaasta ku dhaawacmay ilaa Seddex arday oo hadda lagu dabiibayo isbitaal ku Yaal Caabudwaaq.

Faarax Bootaan Shaacuur oo ka mid ah waxgaradka Degmada Dhabad ayaa wariyaheena Cumar Laki Man uga waramay Shaqaaqadaasi.

HALKAAN KALA DAG WARAYSIGA:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.