Daawo:Ciidamada Itoobiya oo dad reer Guuraa ah ku xasuuqay Gobolka Gedo iyo Madaxda Gobolka Gedo oo ka Gaabysadey inay ka hadlaan shacabkooda la xasuuqay

itoobiya

Ciidamada Itoobiya ayaa Shalay dad reer guuraa ah ku Xasuuqeen Deegaanka Maykaaareebay ee gobolka Gedo waxayna tiradoodu dhan tahay 3 Ruux, waxgaradka degaanka ayaa sheegay in sadexdaan qof ay ahaayeen xoolo dhaqato qaarkood geelooda lajoogay.

Dilkaan loo gaystay dadkaan Reer guura ah ilaa iyo hada majiraan Cid kahadshey oo kamida Madaxda gobolka gedo iyo xildhibaanada laga soo doorto Gobollka.


wiil

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.