Wasiir Yareesow oo Ka qayb Galay kulan looga arisanayey isafgarad la’an soo kala dhexgashay Qurbajoogta iyo DalJoogta

Waxaa isi soo taraya hadal haynta in qurbajoogta iyo bulshada Soomaliyeed ee kusugan dalka gudihiisa aysan usinayan fursaha shaqo ee dalka inta badana tixgalinta lasiiyo qurbajoogta madaama ay haystaan Baasabooro dalal kale.

Dhalinyarada Kusugan dalka Gudihiisa ayaa waxay wax ku bartaan daroofo qalafsan ayakoo qaarkood ku nafwaaya ama kudhaawacma xarumaha waxbarashada kdibna markay waxbarshada soo dhamaystaan uma suurto gasho in si fudud shaqo ku helaan waxaan mahiimada lasiiya qurbajoogta, arintaan ayaa waxay noqotay mid hadal hayntoodu ku badatay dalka gudihiisa.

Kulan ay isugu Yimaadeen Wasiirka warfaafinta soomaliya Eng Yariisow iyo Qaar kamida qurbajoogta ku sugan Muqdisho ayaa waxaa looga wada hadlay in laqaban qaabiyo Kulan balaaran oo qaybaha kala duwan ee Bulshada Kasoo qayb galaan si wacyi galin looga soomeeyo ifahan la’aantaan soo kala dhex gashay qurbajoogta iyo bulshada Soomaliyeed ee kusugan dalka Gudihiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.