War hada soo dhacay:Muqtaar Roobow oo kusoo Wajahan Muqdisho

muqtar

Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa kusugan Magaalada xudur oo halkaas kus oo dhaweeyey saraakiil iyo madax ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed, waxaa kaloo goobta uu kusugan yahayMuqtaar Roobow gaaray maanta Wasiirka Difaaca Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed iyo waft lasocda.

Waxaa saacadaha soo socda lafilayaa in wasiirka Gaashaandhiga Soomaliya iyo Muqtaar Roobow ay soo gaaraan saacadaha soo socda Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.