Dhageyso:Maamulka Gobolada Dhexe oo Xukun ku riday Rag ka tirsan Al Shabaab

shakir

Magaalada Dhuusamareeb waxay Maxkamadda Darajada1aad ee ciidamada Qalabka Sida maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa Xukunno kala duwan ku riday Afar eedeysane oo horey loogu soo eedeeyay in ay la shaqeynayeen Xarakada Al Shabaab.

Maxakamada aya Xukuno kala duwan ku riday ragaan lagu soo eedeyey Alshabab waxayna eedeysanaha ugu xukunka dheer ayaa lagu xakumay Xabsi Daa’in, Sadexda kalena lagu kala xakumay Labo Sano iyo Shan Sano sida uu ku dhawaaqay Afhayeenka Ciidamada maamulka Gobollada Dhex Cabdinuur Maxamed Xuseen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.