Dhageyso:Madaxwaynaha Hirshabeele oo ka soo horjeestay xilka qaadista ay ku sameeyeen Xildhibaannada

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ayaa ka soo horjeestay xilka qaadista ay ku sameeyeen Xildhibaannada Maamulka Hirshabeelle.

Madaxwayane Cosoble waxaa uu sheegay in aysan xil ka qaadi karin Xildhibaan tiro yar oo shir ku yeeshay Jowhar, waxa uu xusay in isaga ay la joogaan 50 Xildhibaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.