Daawo: Qaar kamida Xildhibanada Hirshabeele ayaa sharci daro ku tilmaamay Xilka qaadista Madaxwayne Cosoble

Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka dhacay Mooshin xilka looga qaadayey Madaxwaynaha Hirshabeele siday sheegeen qaar kamida Xildhibanada Hirshabeele, Kulanka xildhibanada sheegay inay inay xilka kaqaadeen Madaxwaynha Hirshabeele ayaa saxaafada loo diiday ina goobjoog ka ahaato.

Qaar kaloo kamida xildhibanada Hirshabeele ayaa sheegay inaan xil laga qaadin madaxwaynaha Hirshabeele sababtoo ah Mooshinkaan lama horkeenin xildhibanada hadii madaxwyanah mooshin laga keenaya waa in lamariyaa isda dastuurka hirshabeele qabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.