Dhageyso:Madaxwaynaha Galmudug oo sheegay Inuu Ciidamo Udiraayo Caabudwaaq iyo Waqtiga uu kudhawaaqaya Wasiiradiisa

xaaf

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay inay diyaariyeen ciidamo Boolis ah oo amaanka degmada caabudwaaq waxka qabanaaya, Madaxwaynha Galmudug aya sheegay in Caabudwaaq tahay Meelaha noogu dhibaatada badan.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in sababta uu ilaa weli ugu dhawaaqi la’yahay Golahiisa Wasiiradda ay tahay xal uu u raadinta khilaafka ka dhaxeeyo Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.