Wiil Dhalinyaro ah oo Xalay lagu dilay Garowe
Wararka laga helayo Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Xalay Magaalada Bartamaheeda lagu dilay Wiil Dhalinyaro ah oo ka mida Dadka ku […]
Wararka laga helayo Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Xalay Magaalada Bartamaheeda lagu dilay Wiil Dhalinyaro ah oo ka mida Dadka ku […]
Sida ay inoo sheegeen ilo lagu kalsoonan karo Dowladda Soomaliya ayaa maanta ka hadli doonta arinta Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ahaa saraakiisha […]
Wararka ka imaanaya magaaladda boosaaso ee Xarunta Gobolka bari ayaa ku waramaya in Qarax bam xalay laga maqlay Gudaha Magaaladaas. Qaraxa ayaa lagu tuuray sida […]
Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaiya ayaa lagu amray Madaxda & Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha dibadda in aysan la hadlin warbaahinta ogolaanaho la’aan.
Mudanayaal ka kala socday Somalia iyo South Africa ayaa kulan ku yeeshay xarunta baarlamaanka Koonfur Afrika ee Magaalada Cape Town, iyadoo dhanka Soomaaliya ay uga […]
Hey’ada bisha cas ee Imaaraatka Carabta ayaa hilibka Udxiyada ugu deeqday qoysas danyar ah oo kusugan Magaalada Muqdiho, dadkii hilibkaa loo qeybiyay ayaa ka mahadceliyay […]
Wararka haatan naga soo gaaraya suuq bacaad ee degmada yaaqshiid ayaa sheegaya in dab xoogan uu goordhow ka kacay suuqaas. Dabka ayaa waxa uu marka […]
Afhayeenka jabhada ONLF Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge (Cadaani) ayaa sheegay In Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ahaa saraakiisha ONLF in lagu hayo xarunta […]
Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa maanta gaaray Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey. Madaxweyne ku-xigeenka Waxaa safarkiisa […]
Cumar Aadan “Cumar Baadiyow” Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dadka kunool gobolka Hiiraan ay ka tashadeen maamulka Hirshabeelle iyo dowladda Dhexe ee Soomaaliya. Gudoomiyaha […]
Wararka Ka imaanaya Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay Sheegayaan in kooxo hubeysan ay Afar ruux ku dileeb gobalkaasi,sida ay Idaacaddda Kulmiye u sheegeen Dadka Deegaanka. […]
Wararka naga Soo gaaraya Magaalada kismaayo ayaa Waxaa ay Sheegayaan in Ciidamada Amaanka jubbaland ay Xabsiga Dhigeen Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magaalada […]
Wararka Naga soo gaaraya degmada ceel waaq ee gobolka gedo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay labo kamid ah oday dhaqameed- degnaa degmada ceelwaaq kuwaas […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes