4 Kun Qoys oo danyar ah ayaa Raashin loo qaybiyey Muqdisho

Hey’ada bisha cas ee Imaaraatka Carabta ayaa hilibka Udxiyada ugu deeqday qoysas danyar ah oo kusugan Magaalada Muqdiho, dadkii hilibkaa loo qeybiyay ayaa ka mahadceliyay kaalmada la soo gaarsiiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.