Wararka Maanta
Maamulka G.banaadir oo Sheegay in kooxaha burcada ah ay ula dagaalami doonaan sida al-shabaab oo kale.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C\fitaax Cumar Xalane oo Wareysi siinayay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in Laamaha Amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka adkaadeen […]
Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo ka hadlay cod sir ah laga duubay,laguna baahiyay Baraha Bulshada
Sheekh Cusmaan Barre Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulka Hirshabelle oo oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu si qoto dheer ugu hadlay Cod sir ah oo […]
Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ku kala aragti duwanaaday arinta Qalbi
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa siyaabooyin kala duwan kaga hadlay xiisadda la xiriirka C/kariin Sheikh Muuse Qalbi Dhagax. Xildhibaan Maxamuud Abuukaate, oo kamid […]
Dowladda Soomaaliya oo Warbaahinta ka Mamnuucday Safiirada dibadda u joogo.
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arimaha dibadda ee Dowlada Soomaaliya ayaa looga mamnuucay in ay warbaahinta la hadlaan Safiirada Soomaaliya u fadhiya […]
Magaalo ku Taalo Germany oo laga Daad Gureeynayo Dadkii Daganaa si loo fur-furo Miino halis ah.
Kumanaan Daganaa Magaladda Frankfurt ayaa laga daad gureeyay Guryahoodii sii loo furfuro Bomb halis ah oo loo isticmaalay dagaalkii Labaad ee Aduunka, kaas oo lag […]
Faah-Faahin Dagaalkii ka dhacay Degaanka Buula-gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Culus oo Al-shabaab ay ku qaadeen Degaanka Buula-gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose islamarkaana 30 KM u jira […]
Madaxda Galmudug iyo Puntland oo ku kulmaya Gaalkacyo
Madaxweyne ku xigeenada maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu waddaa in ay saacadaha soo socda ay ku kulmaan Magaalada Gaalkacyo. Shalay ayay gaareen Magaalada, waxaana […]
Amaro laga soo saaray amaanka magaalada cadaado
Taliska ciidamada xooga Dalka qeybta 21-aad ayaa soo saaray amaro la xiriira adkeynta amaanka guud ee Magaalada Cadaado. Taliska ayaa sheegay in aan hub aan […]
Al-Shabaab oo sheegay in ay la wareegeen Buula-Gaduud
Deegaanka Buula gaduud oo Ku yaala duleedka Magaalada kismaayo ayaa la sheegay in ay la wareegeen Al-Shabaab. Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegatay in ay si […]
Saraakiisha Dowlada iyo Galmudug oo ka shiray Amaanka deegaanada Galmudug.
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay sidii loo xaqiijin lahaa Ammaanka degaanada maamulka Galmudug. Kulankaan ayaa dhexmaray […]
Deg Deg:Faaf Faahin ka soo baxeysa Dagaal ka socda Degaan ka tirsan G/Jubbada Hoose
Wararka ina soo gaaraya Degaanka Buulo Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose,ayaa waxa ay ku soo waramayaan in Dagaal u dhaxeya Al-Shabaab iyo Ciidanka Maamulka Jubbland […]