SAWIRRO: Wasiir Beyle oo saxiixay 2.7 $
Cabdiraxman Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu Saxiixay heshiiska lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun oo […]
Cabdiraxman Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu Saxiixay heshiiska lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun oo […]
Warbaahinta dowladda Kenya ayaa baahisay in Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen degaanka IJara oo ka mid ah degaanada dalka Kenya ee ku yaalla gobolka Waqooyi […]
Shirka Guddoonka Golayaasha Sharcidajinta ee Dalka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Baydhabo ayaa la soo gabagabeeyay. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay […]
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay ay howlgallo lagu xaqiijinaayo Ammaanka ay ka socdaan. […]
Warbaahinta Wadanka Kenya ayaa Baahiyay in Labo Muwaadin oo Kenyan ah ay ku dhaawacmeen Duqayn uu Mareeykanku Soomaaliya ka geeystay, kuwaas oo ay sheegeen in […]
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhigga ay Ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin Degmada Diinsoor ee gobalka Baay. Weerarkaan oo socday ku dhawaad 25 daqiiqo ayaa […]
Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeelanaya wararka sheegaya in Dowladda Kenya ay darbi ka dhisayso Xadduudda […]
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dalka Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo waliba Xildhibaano kale oo ka […]
Bahda Xaasafada ee Ka hawl gasha Magaalada jowhar ayaa shir Jaraa’id ku qabtay ayaa marka hore cambaareeyey Xabsiga loo gaystay Cabdishakuur Cabdulaahi Dulmidiid in sida […]
Shirka Nabadeynta oo maalmihii dambe ka socday Magaalada Caabudwaaq ayaa qaybtiisii sadexaad waxuu ka furmay Hotel Ruujac waxaa shirkaan soo qaban qaabiyey Hay’ada Hopel oo […]
Maalmihii la soo dhaafay waxaa degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ka taagnaa xiisad u dhaxeysay Ciidamada Kenya iyo Shacabka ku nool degmadaas taas oo […]
Waxaa Magaalada Doolow ka furmay shirweynaha dib u heshiisiin Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana lagu heshiisiinayaa beel kamid […]
Waxaa Magaalada Magaalo Madaxda Dalka ingiriiska ee London ka dhacay kulan dhex maray madaxwayne kuxigeenka Galmudug iyo Xildhibaan cabdi shire jaamac qayb ka mid ah […]
Maamulka gobolka Hirshabeele ayaa Xabsiga magaalada Jowhar dhigay Wariye Cabdishakuur Shaashaa oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgalla Magaalada Jowhar ahna agaasimaha Idaacadda Cityfm iyo […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes