Shirweynaha dib u heshiisiin ah ayaa ka furway Magaalada Doolow”awiro”

doolow

Waxaa Magaalada Doolow ka furmay shirweynaha dib u heshiisiin Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana lagu heshiisiinayaa beel kamid ah beelaha daga gobolka Gedo iyadoo kadibne la sameyn doono dib u heshiisiin balaaran oo la dhex dhigi doono beelaha daga Deegaanada Gobolka Gedo, waxaana laga rajaynayaa Guulo taabagal inay shirkaan.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah
doolow

doolow

doolow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.