Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug iyo Xildhibaan Cabdi Shire oo kulan laqaatay qaarka Kamida Jaaliyada Galmudug ee lonodn “Sawiro”

Waxaa Magaalada Magaalo Madaxda Dalka ingiriiska ee London ka dhacay kulan dhex maray madaxwayne kuxigeenka Galmudug iyo Xildhibaan cabdi shire jaamac qayb ka mid ah jaaliyada Galmudug waxaana lagu falanqeeyay siyaasada Galmudug xaaladaha ka jira dhamaan deeganada.

Kulanakan ayaa waxaa kasoo qayb Galay waxgarad,culumo, dhalinyaro iyo siyaasiyiin ku xeel dheer arimaha Soomaliya madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ka war bixiyey Xaalada Galmudug hada kusugan tahay iyo Heshiiskii dhexmaray Galmudug iyo ahlusuna.

Dhinac kale Xildhibaan Cabdi shire jaamac ayaa waxaa isugana uga ka war bixiyey arimaha dowlada Federaalka xaalka guud ee dalka kusugan yahay sida ladagaalanka kooxaha Nabadiidka alshabab iyo horumarka at sameysay dowlada Soomaliya.

uGu dambayntii jaaliyada ayaa uGa mahadcelisay Madaxdaan sida wanaagsan ee ay uga war bixiyeen xaalada Kajira dalka Soomaliya iyo sida looga baahan yahay in shacabka soomaliyeed ay garab istaagaan dowlada soomaliyeed kana qayb qaataan horumarka dalka.
CWCW

CW

CW

CW

CW

CW

CW

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.