Akhriso:Madaxda ugu Sareysa Hirshabeele oo Wariye ku xiray Magaalada jowhar iyo Fariin uu kasoo diray Xasbiga

shaasha

Maamulka gobolka Hirshabeele ayaa Xabsiga magaalada Jowhar dhigay Wariye Cabdishakuur Shaashaa oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgalla Magaalada Jowhar ahna agaasimaha Idaacadda Cityfm iyo waariye ka tirsan Tvga RTN.

Maamulka Hirshabeele iyo booliiska ma uusan cadeyn sababta ka dambeysa xariga Wariye Cabdishakuur Shaashaa wariyaha ayaa ku xiran Saldhiga dhexe ee Magaalada Jowhar si ay inoo sheegeen Xqaar kamida Xildhibaanada Hirshabeele.

Wariye Shaashaa ayaa ahaa sida ay sheegayaan Bulshada iyo Xildhibanada Hirshabeele mid inta badan wararka runta tabiya waxaana loo malaynayaa in loo xiray warar aanay jeclaysan Madaxda Hirshabeele oo ahaa Madaxda Hirshabeele oo Xarun kadhigtay Magalada Muqdisho.
shasha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.