Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta Tababar u soo xiray ciidamo la baray ka hortagga Cadowga Soomaliyeed

cidaan

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Tababar u soo xiray ciidamo la baray ka hortagga dhagaraha Cadowga Soomaliyeed iyo xuquuqda adaamka, Ciidankaan ayaa ka tirsan horinta Labo holac waxaan tobabarka loogu soo xiray Xerada Dhaga Badan.

Taliayaha ciidanka xooga dalka soomaliyeed Sareeyo gaas Cabdiwali xuseen gorod ayaa sheegay in xiligii Cadowga soomaliyewed laga xorayn lahaa dalka tobabarkaan ayaa waxaa iska kaashaday Dowlada Soomaliya iyo midowga Yurub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.