Daawo:Kulan Looga hadlaayey Nabadeynta ayaa ka dhacay degmada Caabudwaaq

hopel

Shirka Nabadeynta oo maalmihii dambe ka socday Magaalada Caabudwaaq ayaa qaybtiisii sadexaad waxuu ka furmay Hotel Ruujac waxaa shirkaan soo qaban qaabiyey Hay’ada Hopel oo maalmihii dambe hawlo nabadeey kawaday degaanka Caabdwaaq.

Kulankaan oo ay isugu yimaadeen dhalinyada xaafada Waaberi ayaa waxaa lagu falaqeeyey sidii Xal nabadeed lagu gaari lahaa, dhalinyaradii kasoo qayb gashay Kulankaan ayaa soo dhaweeyey shaqada hay’ada Hpel u hayso shacabka waqooyiga Galgaduud.

uGu dambeyntii waxaa kulankaas ka hadlay madaxa hay’ada Hpoel ee waqooyiga Galgaduud Maxamuud axmed Istuuraaye oo ka hadlay dib u heshiinta ka socota Caabudwaaq waxuuna sheegay waxkasta oo dadka isu keeni karta inay ka shaqeynayaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.