Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by Mohamed Abdi

XOG: Maxaa kasoo baxay Kulankii Saacadaha Badan Qaatay ee Dhexmaray Axmed Madoobe iyo Saraakiisha Itoobiya ee Kismaayo ku sugan

10th May 2016 Mohamed Abdi 0

Magaalada Kismaayo waxaa Maanta kulan Saacado badan qaatay uu ku dhexmaray Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Saraakiisha Itoobiya eee Kismaayo ku sugan, kadib markii uu […]

Dhageyso: Wareysi gaar ah oo uu Gedo Times Siiyay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galgaduud Sare oo uu Arimo Badan kaga hadlay.

10th May 2016 Mohamed Abdi 1

Iyadoo Shalay Degamda Caabudwaaq e Gobolka Galgaduud lagu dorotay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galgaduud Sare, ayaa Waxaa Shabakadda Wararka ee gedo Times u suuragashay in ay […]

TOP News: Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, DDSI, iyo Masuuliyiin kale oo ku Wajahan Degmada Caabudwaaq.

10th May 2016 Mohamed Abdi 3

Mas’uuliyiin ka socota Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Qaar kamid ah ayaa berri ku wajahan Magaaladda Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud. Ilo […]

XOG: Goorma ayaa la Magacaabayaa Golaha Wasiirada ee Jubbaland Waana Imisa Tiradooda. “Akhriso”

10th May 2016 Mohamed Abdi 1

Iyadoo Muddo 10 maalin oo kaliya ay ka harsantahay waqtigii uu Axmed madoobe u qabsaday in uu kusoo Magacaabo Golihiisa Wasiirada, ayaa Waxa soobaxaya warar […]

XOG: Kulan ay albaabada u Xiranyihiin oo iminka Madaxtooyada Kismaayo uga socda Axmed Madoobe iyo Saraakiil itoobiyaan ah.

10th May 2016 Mohamed Abdi 0

Kulan ay Saxaafadda Dibad joog ka atahay ayaa Iminka Xarunta Madaxtooyada ee Maagalada Kismaayo uga soconaya, Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, iyo Saraakiil itoobiyaan ah oo […]

Akhriso: Maqaal uu Dr Mohamed Hussein Dhageey uga hadlaayo Aqoonta uu u leeyahay Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle.

10th May 2016 Mohamed Abdi 0

Iyadoo Magaalada Muqdisho uu Maalintii Labaad Meyd Bari ku yahay Ugaaskii beesha Sade ee Galgaduud Ugaas Ciise Ugaas Cabdille Ugaas Cali, Kaasi oo Maanta lagu […]

Daawo Sawirada : Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo Maanta Gaaray Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.

8th May 2016 Mohamed Abdi 1

Wafdi heer calami ah islamar kaasina ka socda Hay’adda UNDPSS oo uu horkacayo Mr fictor una qabilsan dhanka nabad galyada, ayaa Maanta gaaray magaalada Garbaharay […]

TOP: Dowladda Uganda oo Beenisay in ay Ciidamadeeda Kala Baxeyso Soomaaliya. “akhriso”

8th May 2016 Mohamed Abdi 1

Dowladda Uganda ayaa beenisay wararka sheegaya in ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka howgalka AMISOM ay kala baxeyso. Afhayeenka ciidanka Uganda, Paddy Ankunda oo saxaafadda […]

TOP News: Wariye mahad Xasan Diini oo isu sharaxay Xilka Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ. (Fadlan u Codee)

8th May 2016 Mohamed Abdi 5

Xilli maalinta barito ah lagu wado in Doorashada Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ay ka dhaceyso Magaalada Mqudisho, ayaa waxaa Xilkaas […]

XOG: Beesha Sade iyo Dowladda Itoobiya oo uu usbuuca soo socda Shir uga furman doono Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

7th May 2016 Mohamed Abdi 0

Degmada Doolow ee Waqooyiga Gobolka GEdo waxaa lagu wadaa in uu Shir ka furmo kahor 20ka bishan May, shirkaas oo u dhaxeyn doonaa Dowladda Itoobiya, […]

sayid

Dhageyso: Wareysi Xaasaasi ah oo uu Gedo Times Siiyay Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo uu Arimo Badan uga hadlay.

7th May 2016 Mohamed Abdi 0

Shabakadda Wararka ee Gedo Times ayaa wareysi gaar ah oo aad u dheer la yeelatay Siyaasiga Maxamuud Sayid aadan oo kamid ah Siyaasiyiinta kasoojeeda Gobolada […]

Faafaahin: Alshabaab oo Xalay Weerar ku qaaday Fariisin Ciidamada Kenya ay kuleeyihiin Duleedka Degmada Baardheere.

6th May 2016 Mohamed Abdi 0

Xarakada Alshabaab ayaa Xalay Weerar culus ku qaaday Fariisinka Ciidamada AMISOM Qeybta Kenya, ay ku leeyihiin Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Fariisinkani oo Dhaca Duleedka […]

No Image

XOG: Boobkii iyo dhicii Hantiyeed ee lagu hayay Beesha Sade oo Wali Kismaayo kasii socda Xilli Dhawaan Maamulka Jubba iyo Beesha Sade ay Heshiis halkaas ku gaareen.

6th May 2016 Mohamed Abdi 1

Iyadoo Dhawaan Khilaafkii Siyaasadeed ee kajiray Jiritaanka Maamulka Jubba ay heshiis aanw ali dhaqan galin ka gaareen Beesha Sade iyo Beesha Hogaamiyaha Jubba Axmed madoobe, […]

bardhere

Akhriso: Warbixin ka hadleysa Xaaladaha dhabta ah ee Xilligan ka jira Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

6th May 2016 Mohamed Abdi 0

Muxuu indhihiisa ku soo arkay Aan ku bilaabo baardheere waa magalo ka tirsan gobolka gedo,dagmadan waxa hoos yimaada 200 oo tuulo waxay xuduudo la leedahay […]

Warbixin: Maxaad Kataqaanaa Tuulada Ceel-guduud ee Ku taala Bartamaha Gobolka Gedo.

5th May 2016 Mohamed Abdi 2

Magaalada Ceelguduud waxay ku taalaa Bartamaha Gobolka Gedo waxaa dhinaca bari kaxiga Garbahaaray dhinaca koonfurgalbeedna waxaa kaxiga Ceelwaaq, dhinaca waqooyina waxaa ka xiga  beledxaawo Dhinaca Galbeedna […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes