Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by Mohamed Abdi

Degdeg: Janaraal Maxamed Cali Samatar oo Goordhaweyd ku geeriyooday Dalka Mareykanka.

20th August 2016 Mohamed Abdi 0

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaa Xalay Gobolka Virginia ee Dalka Mareykanka ku geeriyooday allaha u Naxariistee Janaraal Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne […]

madoobe

XOG: Axmed Madoobe oo amaray in Canshuur joogta ah laga qaado Dadka Dagan Xaafadda Guulwade ee Magaalada Kismaayo.

19th August 2016 Mohamed Abdi 1

Malinimadii shalay waxaa Magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay Axmed madoobe iyo xubnaha Golihiisa Wasiirada, kuwaas oo ka dooday qodob ku saabsan hanaanka Xaafad kamid ah […]

DAAWO: Hay’adda SADO oo Mashaariic Biya galin ah Ka Wado Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.

7th August 2016 Mohamed Abdi 10

Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa ka socda Biyo galin ay Halkaasi ka wado Hay’adda Maxaliga ah ee SADO, taas oo mudooyinkii dambe barnaamijkan […]

Hay,adda Shankaroon Foundation oo dhagax dhigtey Balaarinta Qeybo ka mid ah Isbitaalka Baardheere(Sawwiro iyo dhageyso)

6th August 2016 Mohamed Abdi 3

Hay,adda Samafalka ee Shankaroon Foundation  oo fadhigeedu yahay Dalka UK ayaa bilowdey inay  dhagax dhig ku sameyso balaarinta  Qeybo ka mid ah Isbitaalka Baardheere oo […]

DAAWO SAWIRADA : Halka uu Maraayo Dhismaha Isbitaalka Baardheere oo ay Gacanta ku hayso Hay’ad Sucuudiyaan ah.

5th August 2016 Mohamed Abdi 10

Isbitaalka Degmada Baardheere oo ay dhismihiisa gacanta ku hayso Hay’adda Hormarinta Sucuudiga u qabailsan ee Al-wadani ayaa heer gabogabo ah Maraya Dhismihiisa. Isbitaalka oo ka […]

Dhageyso+ Sawiro Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo soo gaarey Baardheere

5th August 2016 Mohamed Abdi 2

Waxaa galabta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Baardheere,wafdibalaaran oo uu hogaaminayo Ugaaska guud ee Beesha SADE ,Ugaas MaxamedUgaas Xaashi oo ka soo kicitimay Magaalada Nairobi […]

Daawo: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Jubbaland oo ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa XIldhibaanimo ee Heer Federaal.

3rd August 2016 Mohamed Abdi 2

Cabdikariim sheikh celmi oo ka tirsan xildhibaanade jubalnd xilal kale duwanna ka soo qabtay mamuladii kala duwanaa ee soo maray dalka somaliya ayaa manta warbaahinta […]

DAAWO: Beesha Reer Siyaad Ugaas oo Kulan Xaasaasi ah Garbaharay ku yeelatay “Maxay kaga Hadleen ? Akhriso.

1st August 2016 Mohamed Abdi 12

Kulan ay kasoo qeybgaleen Waxgarad iyo Siyaasiyiin Ka soojeeda Jifada Reer Siyaad Ugaas Diini oo ka tirsan Belweynta Sade ayaa ka dhacay Xarunta Gobolka Gedo […]

Daawo Sawirada : Xarunta Maamulka Gobolka ee Degmada Garbaharay oo Xariga laga jaray.

31st July 2016 Mohamed Abdi 28

Munaasabad Xariga lagaga jarayay Xafiisyada Maamulka Xarunta Gobolka ee Degmada Garbaharay isla xafiisyada xarig jarka lagu sameeyey oo ah kuwii uu ku shaqeyn jiray Maamulka […]

XOG: Maxaa kasoo baxay Kulankii Xalay Nairobi ku dhexmaray Ugaaska Beesha Sade iyo Madaxweynaha Kenya.

31st July 2016 Mohamed Abdi 10

Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxaa Xalay kulan Socday inkabadan lix saacadood uu ku dhexmaray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed […]

Daawo: Hay’adda Fartaag Research And Consulting oo Warbixin Xaasaasi ah kasoo saartay Dowladda Soomaaliya.

28th July 2016 Mohamed Abdi 4

Waxaa lasoo saaray warbixin dheer oo la xiriirta Hanaanka Msauuqmaasuqa Soomaaliya iyo cida soomaaliya dhibaatada Ba;an ku hayso. Warbixinta oo ay soosaartay Hay’adda FARTAAG RESEARCH […]

Xog: Gedo Times oo Heshay Decumentigii uu ku codsanayay In Raashinkii la lunsaday ee Gedo loogu talagalay Gobolka loosoo gudbiyo.

24th July 2016 Mohamed Abdi 8

Iyadoo dhawaan la hadal hayay in la lunsaday raashinkii mucaawanada ahaa ee loowaday Gobolka Gedo ee ay dowladda Turkiga ku deeqday ayaa Gedo Times waxaa […]

Degdeg: kaliil oo Loo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Amniga ee Jubbaland “Akhriso”..

17th July 2016 Mohamed Abdi 0

Madaxweynha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo si rasmi ah wareegto xafiiskiisa saacad ka hor ka soo baxday u magacaabay Gudoomiyihii hore […]

Degdeg: Cabdinaasir Saxansaxo oo Wariye kale ku xiray Kismaayo, iyo Hanjabaado uu ku hayo Suxufiyiin Kale.”Akhriso”

15th July 2016 Mohamed Abdi 0

Waxaa Goordhaw Ciidamada Nabad sugidda ee Maamulka Axmed Madoobe ay xireen wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame oo kamid ah wariyayaasha ka hawl-gala Magaalada Kismaayo. Wariyaha LA […]

DAAWO: Xafiiska Ururka Dhalinyarada ee Degmada Baardheere oo si rasmi ah Loo Daahfurey.

7th July 2016 Mohamed Abdi 0

Dhawaan waxaa si rasmi ah degmada Baardheere loogu daahfuray xafiis uu yeesho ururka dhalinyarada ee ka dhisan degmadatan baardheere. Qalabeynta oo in muddo ah Ku […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes