DAAWO SAWIRADA : Halka uu Maraayo Dhismaha Isbitaalka Baardheere oo ay Gacanta ku hayso Hay’ad Sucuudiyaan ah.

Isbitaalka Degmada Baardheere oo ay dhismihiisa gacanta ku hayso Hay’adda Hormarinta Sucuudiga u qabailsan ee Al-wadani ayaa heer gabogabo ah Maraya Dhismihiisa.

Isbitaalka oo ka kooban dhowr iyo konton qol, Musqulo, Hoolal Bukaanada lagu baxnaaniyo iyo Barxad aad u weyn ayaa waxaa dhismihiisa ka faalo qaaday Hay’adda Al-wadani ee Sucuudiga u qaabilsan dhinaca Hormarinta.

Dhismaha Isbitaalka oo soo bilowday laba bilood ka hor ayaa lagu wadaa in bisha soosocota uu si Rasmi ah u hawgalo. iyadoo dhaqaatiirta Isbitaalka ka ahwlgali doonta iyo qalabeyntiisane ay isla hay’addani bixin doonto.

Camerada Shabakadda Gedo Times ayaa Booqatay Isbitaalka si ay Bulshada ugu soo bandhigto, hanaan socodka DHismaha Isbitaalka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA ISBITAALKA AY SHABAKADDA GEDO TIMES KASOO QAADAY.

isbitaal1

isbitaal2

isbitaal3

isbitaal4

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.