Caabudwaaq:Munaasabad balaadhan oo lagu furayay xafiis cusub ee ururka Horseed

ugaas

Munaasabad si wayn loo sameeyey oo ay qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada sida Ugaaska haweenka,odayasha,dhalinyarada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa si wayn looga soo dhaweeyey furitaan Xafiiska ururuka Horseed oo ah urur ay kumidaysan yihiin jaaliyada qurbojoogta ah.


Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.