Dhageyso+ Sawiro Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo soo gaarey Baardheere

Waxaa galabta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Baardheere,wafdibalaaran oo uu hogaaminayo Ugaaska guud ee Beesha SADE ,Ugaas MaxamedUgaas Xaashi oo ka soo kicitimay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Ugaaska iyo xubnahii la socdey ayaa garoonka diyaaradaha waxaa ku soodhaweeyey Boqolaal dadweyne ah oo ay horkacayaan Maamulkadegmada,Odoyaasha dhaqanka iyo waxgaradka degmada.

Daawo Sawirada .

DSC00162 DSC00160 DSC00159 DSC00158 DSC00157 DSC00152 DSC00153 DSC00154 DSC00155 DSC00156

Halkaan Ka Dhageyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.