Daawo: Hay’adda Fartaag Research And Consulting oo Warbixin Xaasaasi ah kasoo saartay Dowladda Soomaaliya.

Waxaa lasoo saaray warbixin dheer oo la xiriirta Hanaanka Msauuqmaasuqa Soomaaliya iyo cida soomaaliya dhibaatada Ba;an ku hayso.

Warbixinta oo ay soosaartay Hay’adda FARTAAG RESEARCH AND CONSULTING ayaa warbixintan hoos ka muuqata waxay kaga hAdashay sida soomaaliya ay shakhsiyaad aan rajo ka laheyn ugu hayaan Dabindaabyo iyo lugooyo Joogta.

Madaxa Hay’addani Mudane Cabdirisaaq Fartaag oo Gedo Times la hadlay ayaa dhiniciisa ka waramay in warbixintani ay Muddo badan aruurinayeen hadane u arkEen in ay tahay waqtigii ugu muhiimsanaa ee loogu talagalay.

HOOS KA AKHRISO WARBIXINTA OO HAY’ADDA FARTAAG RESEARCH AND CONSULTING AY KU SOO SAARTAY AFKA SOOMAALIGA.

fartaag

fartaag1

fartaag2

 

Dhawaan ayuu wareysi dhinacyo badan Taabanaya Siiyay TVga Farance 24 Mudane Cabdirisaaq Fartaag oo ah Madaxa Hay’addani.

Hoos Ka Daawo Wareysiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.