Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by Mohamed Abdi

XOG: Yaa loo saadaalinayaa in ay Noqdaan Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland Kadib Maxamuud Sayid Aadan?.

1st December 2016 Mohamed Abdi 1

Iyadoo Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid aadan loo gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka ee Maamulkaasi, ayaa waxaa soo baxaya shakhsiyaad u xusul duubaya […]

Degdeg: Cabdulaahi Goodax Barre oo markale kamid noqday Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.

1st December 2016 Mohamed Abdi 1

Doorasho Maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee Gobolka SHabeelaha Dhexe ayaa waxaa dadka ku guuleystay Kamid ah Cabdulaahi Goodax Barre oo markale noqday Mudane ka […]

ugaas

DEGDEG: Ugaas Taakooy oo loogu Hanjabay in la xiri doono haduusan u hogaansamin Rabitaanka Galmudug. “Akhriso”

1st December 2016 Mohamed Abdi 17

Waxaa Maanta hanjabaad soo gaartay Ugaaska Beesha Sade ee Galgaduud Ugaas Axmed Barre Cali Taakooy taasi oo kaga timid Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Ganeey. […]

sayid

XOG: Mooshin ka dhan ah Maxamuud Sayid Aadan oo loo Gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka Jubbaland.

1st December 2016 Mohamed Abdi 1

Moohin ka dhan ah Madaxweyne Kxuigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid aadan ayaa loo gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka ee Maamulkaasi Jubba. Mooshinka oo ay saxiixeen in kabadan afartan […]

TOP News: Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo dhibaatooyin badan ku haya Kuraasta Beesha Sade ee Cadaado taala.

1st December 2016 Mohamed Abdi 3

Xilli uu sii xoogeysanaayo Musuq-maasuqa iyo wax isdba marinta laga soo warinaayo Magaalaa Cadaado ee Maamulka Galmudug, ayaa waxaa beelaha sida ba’an Faragalinta loogu hayo […]

Bandhig Carwo ganacsi oo laga daah furey degmada Baardheere(Daawo Sawwiro+Dhageyso)

25th November 2016 Mohamed Abdi 4

Bandhiga carwadani oo ahaa noocii ugu horeeyey ee degmada Baardheere lagu qabto muddo ka badan ilaa 30 sanno ayaa ahaa mid dadkii ka qeyb galey […]

Kulan Bulsho guud oo Maanta ka dhacay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo(Daawo Sawwirada iyo Dhageyso)

25th November 2016 Mohamed Abdi 0

Kulankani oo ahaa Kii ugu balaarnaa eek a dhaca degmada Baardheere ayaa lagu qabtey Xarunta shiirkolaha Magaalada,kulankani oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka degmada Baardheere […]

dhey

Faallo: Cambaareyn ku aadan hanaankii loo Maamulay Kursiga Xidhibaan ee Jifada Waqmaashe. W/Q Maxamed Xuseen Dhageey.

23rd November 2016 Mohamed Abdi 11

Iyadoo ay isa soo tarayaan Cambaareynta ku aadan sida xun ee loo maamulay Kursiga Xildhibaanada ee Jifada Waqmaashe Ree Xasan ee dhawaan kismaayo ka dhacday, […]

Degdeg: Aadan Aw-Xirsi Wasiirkii Cadaalada, Awqaafta iyo Dastuurka Jubbaland oo Iscasilay.

14th November 2016 Mohamed Abdi 4

Aadan Ibrahim awxirsi,wasiirka Cadaalada awqaafka.iyo dastuurka Jubbaland ayaa goordhaw.shaaciyay iscasilaadiisa. Wasiir Awxirsi ayaan sheegin sababta uu isu casilay, balse waxaa la filayaa in uu jiro […]

TOP News: Xaaladda Degmada Caabudwaaq oo dagan, iyo Galmudug oo kaalin kuleh hurinta colaadda Degmadaasi.

4th November 2016 Mohamed Abdi 0

Waxaa saaka xaalad daganaan oo aan,cagabadan,ku taagneyn laga dareemayaa degmada caabudwaaq ee waqooyiga gobolka galgaduud, taasi oo shalay,ay kadhaceen dagaalo aad u,culus。 Odayaasha deegaanka ayaa […]

Xaflad loo Qabtey Ardey ka Qalin jebisey Jaamacada Green hope ee

3rd November 2016 Mohamed Abdi 5

Boqolaal ruux oo isugu jira Mas,uuliyiinta Maamulka degmada Baardheere,Odoyaasha dhaqanka,Culama udiinka,Haweenka,Maamulka Jaamacada,Waalidiin,Aqoonyahano iyo ,Ardeyda Jaamacada ayaa maanta waxay ka qeyb galeen Xaflad loo qabtay arday […]

Seminaar ku saabsan is dhexgalka Dhalinyarada oo lagu soo gababeeyey degmada Baardheere(Daawo Sawwiro+Dhageyso)

29th October 2016 Mohamed Abdi 4

  Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey Seminaar ku saabsan is dhexgalka dhalinyarada soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada,kaasi oo soconayey muddo […]

dhey

Baaq: Siyaasiga Maxamed Xuseen Dhageey oo Baaq u diray Ugaaska Guud ee Beesha Sade. “Akhriso”

27th October 2016 Mohamed Abdi 17

Xilli ay isa soo tareyso hadal haynta la xiriirta in Beesha Sade dusha laga saaray soo xulista sadex gabdhood oo Baarlamaaka soosocda kamid noqda ayaa […]

FAALLO: “Xigtaa Xil Mudan” W/Q : Shaafici Cafaash.

25th October 2016 Mohamed Abdi 6

Ugu hoeyn aan u mahadceliyo alle weyne Subxaana Watacaalaa ee ii suuragaliyay Qortanka Faaladaan, Nabad Galyo iyo Naxariis Nabigeena Suuban Korkiisa ha ahaato, Intaas kadib […]

XOG: Maamulka Jubaland oo lagu Amray in ay soo xiraan islamarkaana xabsiga dhigaan Wasiirka Amniga Jubaland.

19th October 2016 Mohamed Abdi 8

Wariye waxa baara ayaa shaaca ka qaaday xog qarsoon tasoo ku saabsan inuu bilaawaday dagaal u dhexeeya beesha caalamka iyo maamulka jubaland kadib markii maamulka […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes