Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

jawaari

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Muhiim ah ka furaya Magaalada Baydhabo

25th December 2017 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta lagu wadaa inuu tago Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Koofur Galbeed,waxaana uu Baydhabo ka furi doonaa […]

No Image

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

25th December 2017 admin 0

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo dhiggiisa Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa magaalada Khartoum ku kala saxiixday heshiisyo iskaashi. Heshiisyada ay labada Madaxweyne kala saxiixdeen […]

Al-Shabaab oo shan dhalinyaro ah maanta ku toogtay deegaanka Idaale ee gobolka Bay

25th December 2017 admin 0

Ururka Al-Shabaab ayaa meel fagaare ah ee deegaanka Iidaale gelinkii dambe ee maanta ku toogtay shan dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in la shaqeynayeen dowlada […]

QM oo baaq u dirtay Dowladda Federaalka Soomaaliya

25th December 2017 admin 0

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa madaxda Dowladda ku booriyay in ay dib u eegista soo socota ee IMF 2018 ay ka dhigaan mid hufan […]

No Image

Kenya oo Heegan gelisay Ciidamadeeda ku sugan Xadka Soomaaliya iyo Kenya

25th December 2017 admin 0

Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa saraakiisha amaanka dalkaasi Kenya ayaa sheegaya in ay ku jiraan feejignaan xoogan inta lagu guda jiro maalmaha ciida masiixiyiinta. Sargaal […]

Wasiirka Amniga Jubbaland oo tagaya Magaalada Baled-xaawo ee Gobolka Gedo

25th December 2017 admin 0

Iyadoo Maalmahaan Magaalada Baled-xaawo Ee Gobolka gedo ay ka jirtay Xiisad u dhaxeysa Ciidamada Kenya iyo Dadka Shacabka ah ee ku nool Magaaladaas ayaa Maanta […]

farole

Madaxwaynihii Hore ee Puntland ayaa baaq nabadeed udiray Beelo kudagalamay Sool & Nugaal

25th December 2017 admin 0

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Farole ayaa uGu baaqay inla joojiyo dagaal beeleedka ka socda howdka gobolka Sool, Faroole waxaa uu […]

fiqi

Maxaad kala Socotaa Beesha sure oo Xaal Marin karabta Xildhibaan Fiqi

25th December 2017 admin 0

Waxgaradka, Culumada,Dhalinyarada iyo Haweenka Beesha ayaa sheegay in Beesha Sure Waxaan Canbaraynaynaa Haddalkii aafka ahaa ee kasooyeeray xildhibaan Fiqi iyo Beeshiisa taas oo eheed in […]

No Image

Daawo:Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele oo Sheegay hadal ka yaabsaday warbaahinta iyo shacabka Hirshabeele

24th December 2017 admin 0

Madaxda Hirshabeele ayaa waxay Xarun ka dhigteen Magaalada Muqdisho waxaana maanta soo gaaray Magalaada Jowhar Guduumiyaha Barlamaanka Hirshabeele shiiq Cusmaan Barre waxuuna sheegay inuu magaalada […]

No Image

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in sanadka 2018 xukuumadiisa ay hawal galin doonto garoon Stadium Muqdisho

24th December 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay Munaasabad lagu sagootinaayey xulka Kubada Cagta jubbaland ayaa ciyaartoyda Jubbaland ugu mahad celiyay sida wanaagsan […]

fiqi

Daawo:Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Cismaaciil oo u jawaabay Xildhibaan Fiqi

24th December 2017 admin 0

Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Cismaaciil oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka jawaabay hadal uu dhawaan sheegay Xildhiban Axmed Macalin Fiqi ee ahaa in xeer […]

farole

Daawo:Faroole oo eed dusha kaga tuuray Wasiirka Dastuurka iyo Jawaari

24th December 2017 admin 0

Senator C/raxmaan Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shir jaraa’id uu saaka ku qabtay magaalada Garowe waxaa uu kaga hadlay arrimo […]

sure

Daawo:Wax garad Caabaareeyey Hadalkii kasoo yeeray Xildhibaan Fiq

24th December 2017 admin 0

Anagoo Ah Beesha Sure Waxaan Canbaraynaynaa Haddalkii aafka ahaa ee kasooyeeray xildhibaan Fiqi iyo Beeshiisa taas oo eheed in uu Xeer illaliyuhu yahay marti taas […]

deg

DEG DEG Xog Dheeraada Madaafiic Iyo Duqaymo Hada Ka Dhacay Magaaladda…

24th December 2017 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan madaafiic ay Ciidamada AMISOM ay ku garaaceen Tuulooyin dhowr ah oo hoos yimaada Degmada Qoryooley ee Gobolka […]

deg

Deg deg wasaaradaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dawlad goboleeyda marka laga reebo jubland oo iyadu koobka qaaday ayaa maanta soo saaray war_murtiyeed ay xidhiidka ugu jarayaan xiriirka kubada cagta ee soomaaliyeed(Akhriso)

24th December 2017 admin 0

Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamul Goboleedyada Marka Laga Reebo Jubaland oo Ka Hartay ayaa Soo Saarey War murtiyeed Ay Xiriirka Uga Jareen Xiriirka Kubadda Cagta […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes