Daawo:Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele oo Sheegay hadal ka yaabsaday warbaahinta iyo shacabka Hirshabeele

Madaxda Hirshabeele ayaa waxay Xarun ka dhigteen Magaalada Muqdisho waxaana maanta soo gaaray Magalaada Jowhar Guduumiyaha Barlamaanka Hirshabeele shiiq Cusmaan Barre waxuuna sheegay inuu magaalada Muqdisho uGu maqnaa Hawlo Shaqo.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Barlamaanka Hirshabeele dhawaan lafuri doono looga hadli doono habsi usocodka Baarlamaanka iyo hawlaha Dowladana iyo arimo kale ee Halkaan laga sheegin Karin.

Arimaha saxaafada Gudoomiyaha Hirshabeele uu ka gaabsaday ayaa lagu wadaa inay tahay ansixinta Golaha wasiirada Hirshabeele oo Muran Badan ka jiro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.