Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in sanadka 2018 xukuumadiisa ay hawal galin doonto garoon Stadium Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay Munaasabad lagu sagootinaayey xulka Kubada Cagta jubbaland ayaa ciyaartoyda Jubbaland ugu mahad celiyay sida wanaagsan oo ay tartanka ugu qeyb galeen wuuuna uGu hambalyeeyey guushii at kagaareen taas oo koobka ku guleysteen.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa dhanka kale sheegay in xukuumadiisa ay mudnaan siindoonto sidii dhalinyrada Soomaaliyeed ay fursad ugu heli lahaayeen iney xirfadahooda hormariyaan gaar ahaan dhinaca Ciyaaraha.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in sanadka 2018 xukuumadiisa ay hawal galin doonto garoon Stadium Muqdisho, waxaa kaloo sheegay inuu xafiiskiisa ka dhigin doono Xarunta Xisbiga oo ku dhigan Stadium Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.