Daawo:Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Cismaaciil oo u jawaabay Xildhibaan Fiqi

fiqi

Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Cismaaciil oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka jawaabay hadal uu dhawaan sheegay Xildhiban Axmed Macalin Fiqi ee ahaa in xeer ilaaliyaha Qaranka uu yahay nin soo galooti ah oo an u dhalan Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Cismaaciil ayaa sheegay Axmed Cali Daahir inaan lagu tilmaami Karin inuu san ahayn Soomaali hadalka Xildhibaan Fiqi yahay wax cadaalada ka fog.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.