Daawo:Faroole oo eed dusha kaga tuuray Wasiirka Dastuurka iyo Jawaari

farole

Senator C/raxmaan Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shir jaraa’id uu saaka ku qabtay magaalada Garowe waxaa uu kaga hadlay arrimo dhowr ah, isagoo ka dhawaajiyay inuu socdo qorshe lagula dirirayo nidaamka federaalka.

C/raxmana Faroole ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo Wasiirka Dastuurka inay faraha kala baxaan howlaha ay faraha kula jiraan, isagoo tilmaamay inay la wareegeen awoodihii hey’adaha dastuuriga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.