Maxaad kala Socotaa Beesha sure oo Xaal Marin karabta Xildhibaan Fiqi

fiqi

Waxgaradka, Culumada,Dhalinyarada iyo Haweenka Beesha ayaa sheegay in Beesha Sure Waxaan Canbaraynaynaa Haddalkii aafka ahaa ee kasooyeeray xildhibaan Fiqi iyo Beeshiisa taas oo eheed in uu Xeer illaliyuhu yahay marti taas oo ku sheegay in uusan eheen Muwadin soomali Ah Asagoo ah Xildhibaan Qaran ayuu uhadlay sidii afhayeen beeleed taas oo keenikarto cadifad qabiil iyo Qaran dumisnimo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.