Madaxwaynihii Hore ee Puntland ayaa baaq nabadeed udiray Beelo kudagalamay Sool & Nugaal

farole

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Farole ayaa uGu baaqay inla joojiyo dagaal beeleedka ka socda howdka gobolka Sool, Faroole waxaa uu dowladda iyo shacabka usheegay in loo istaago sidii loo xalin lahaa colaadaan, wuxuuna dhinacyada dagaalamaya ugu baaqay inay ka waan toobaan colaada dhextaal oo ay xaliyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.