DEG DEG Xog Dheeraada Madaafiic Iyo Duqaymo Hada Ka Dhacay Magaaladda…

deg

Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan madaafiic ay Ciidamada AMISOM ay ku garaaceen Tuulooyin dhowr ah oo hoos yimaada Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Duqeynta ay timid ka dib markii ay Al-shabaab Weerar ku soo qaadeen fariisimo Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Duleedka Degmada Qoryooley ka dibna AMISOM ay ka Jawaab celiyeen Weerarka lagu soo qaaday.

Illaa hadda lama  Oga Khasaaraha ka dhashay Weerarka Ciidamada AMISOM ay ku qaadeen Tuulooyinka u dhow Qoryooley oo ay Maamulaan Al-shabaab.

Goobaha madaafiic lagu garaacay ayaa la soo sheegayaa iney ku xoogan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab,waxaana la soo sheegayaa inuu khasaaro jiro

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.