Deg deg wasaaradaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dawlad goboleeyda marka laga reebo jubland oo iyadu koobka qaaday ayaa maanta soo saaray war_murtiyeed ay xidhiidka ugu jarayaan xiriirka kubada cagta ee soomaaliyeed(Akhriso)

deg

Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamul Goboleedyada Marka Laga Reebo Jubaland oo Ka Hartay ayaa Soo Saarey War murtiyeed Ay Xiriirka Uga Jareen Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Oo Fadhigiisu yahay mogadisho Waxaana ay Ku Eedeeyeen Wadashaqeyn La’aan Iyo Lahaanshaha Xiriirka Oo Aan loo Sineyn. War murtiyeedka Waxaa Ku Saxiixan Wasiirada Dhalinayarada iyo Cayaaraha maamul goboleedyada. KoonfurGalbeed_Puntland_Galmudug_Hirshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.