Maxad kala socotaa Hubkii Shalay Laga Furmay Maleeshiyaadka Puntland.iyo Qoryo Casri Ah

Waxaa Dagaalkii shalay lagu qabtay Hub ay siteen Maleeshiyada Beesha Majeerteen ee duulaanka ku yimi magaalada Qoriley .

Hubkan oo isugu jira AK47 nooca cusub ee lagu hubaayey PIS iyo Qoryaha Diirada leh ee meesha fog wax lagaga dilo kuwaas oo dhamaan ay Imaradka iyo Dowlado ajaanib ah ku hubeeyeen Maleeshiyada Beesha cabdiwali Gaas iyaga oo sheeganaya in ay kula dagalamayan Al-shabaab iyo ISIS balse ay dhulboob iyo dhul durugsi kaga donayaan Deganka Khaatumo State.

Hubkan la qabtay maanta ayaa ah hub aan wali shacabka gacanta u galin balse ay haystaan PIS iyo ciidamada Besha majeerteen ee isku magacaaba kuwa bada kuwaas oo dagalada dhul durugsiga loogu qaylo dhaansado

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.