Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

bukhaari

Gudoomiye Kuxigeenka Aqalka Sarre Abshir Buqaari Oo Mooshin Laga Wado.

28th September 2017 admin 0

Xildhibaano katirsan Aqallka sare Ee soomaliya ayaa wada Mooshin kadhan ah Gudoomiye kuxigeenka Kowaad Ee Aqallka sare Abshir Bukhari, Xildhibaanada oo Aan Lashacin Tiradooda Rasmiga […]

jim

Soomaaliyeey Maxaa Haray OO la Sugayaa?! W/Q Cabdullaahi Jimcaale Faarax

28th September 2017 admin 0

Waxaa aan ahany wax lala yaabo su,aasha aan cinwaanka uga dhigay qormadaan ,wax garad kama dahsoona su,aasha qayladhalaanta ah ee sare dammane yeel kadiisa. Hadal […]

No Image

madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay.

28th September 2017 admin 0

Madaxwaynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dalka dib Ugu soo laabtay ka dib safar laba Cisha ah oo ku aaday Dalka Sacuudiga. Soo laabashada Madaxwaynaha […]

Wasaarada Amniga & Taliska Booliska oo soo bandhigay Rag warqado digniin ah ku daadiyay Muqdisho

28th September 2017 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ,Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Somaliya Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax iyo  Taliyaha Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir Axmed Xasan […]

No Image

Akhriso:Diyaaradihii Qaadka oo kadagay Cadaado iyo Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug oo sheegay in Garoonka Diyaaradaha uusan xirnayn

28th September 2017 admin 0

Madaxweyna Ku Xigeenka Galmudug ahna Siihayaha Xilka Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Ayaa War Saxaafadaad Kasoo Baxay Ku Sheegay inoo Furan Yahay Garoonka Cadaado ayna kasoo […]

Shabaab oo soo bandhigay Askar ay sheegeen in ay ka soo goosteen Jubbaland (SAWIRRO)

28th September 2017 admin 0

Ururka Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, waxa ay ku soo bandhigeen Askar ay sheegeen inay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland. Askarta ay […]

bana

Daawo:Shacab ku dhaawacmay Bananbaxyo ka dhacay Boorame

28th September 2017 admin 0

Guddomiyaha Baarlamaanka oo ka duulay Muqdisho

28th September 2017 admin 0

Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay oo Khamiis ah ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, […]

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Cabashada Maamul Gobaleedyada.

28th September 2017 admin 0

Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan wax lug ah ku laheyn jahwareerka Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug iyo […]

Yuusuf Garaad oo Beeniyay in Madaxweyne Farmaajo Sacuudiga u tagay Xiisadda Khaliijka.

28th September 2017 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay in Madaxweynaha Soomaaliya Dalka Sacuudiga u joogo arimo la xariira Xiisadda […]

Xaaf oo Cadaado ka mamnuucay Diyaaradaha ka soo baxa Muqdisho

28th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray Garoonka magaalada cadaado kaga mamnuucay Diyaaraha ka soo baxa magaalada muqdisho markii laga reebo […]

Taliska AMISOM oo ka hadlay Gaari shacab ah ay ku jiireen Muqdisho

28th September 2017 admin 0

war Qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Howlgalka Midowga africa ee AMISOM ayaa looga hadlay muuqaal laga duubay mid ka mida Gawaaridood oo […]

hirsh

Maamul Hirshabelle ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay Qeyb ka aheyn Warmurtiyeed Been abuura soo saareen Maamul Goboleedyadaa dalka .

27th September 2017 admin 0

Warsaxafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Dowladd Goboledka Hirshabelle ayaa waxaa lagu cadeeyay Mowqifka Hir-shabeelle ay ka taagan tahay khilaafka maamulka Galmudud, waxayna been abuur […]

mama

Maqal iyo Muuqaal:Munaasabad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Schoolka Agoonta Maamo Orphan ee magaalada Caabudwaaq

27th September 2017 admin 0

Munaasabadaan lagu furayay Sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Schoolka Agoonta Maamo Orphan ee magaalada Caabudwaaq oo ah dugsi ay agoonta Cabudwaaq ay kahelaan waxbarasho iyo xanaanayn […]

far

Daawo:Boqorka Sacuudiga ayaa Madaxwaynaha Soomaliya u salaamay si ay Xushmadi Kamuuqato

27th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis waxaana loo soo dhaweeyey […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes