Taliska AMISOM oo ka hadlay Gaari shacab ah ay ku jiireen Muqdisho

war Qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Howlgalka Midowga africa ee AMISOM ayaa looga hadlay muuqaal laga duubay mid ka mida Gawaaridood oo si bareer ah loo jiirsiiyay Gaari kale oo shacab ah kadibna lagu baahiyay Baraha Bulshada.

AMISOM ayaa marka hore qoraalkeeda raali gilin ku bixisay kadibna waxa ay balan qaaday in ay baaritaan ku sameyn doonto hadii ay cadaatana ay Magdhaw ka bixin doonto falkaasi

Taliska AMISOM ayaa sheegay in aad uga xun yihiin falkaas oo ay sheegeen in ay ku arkeen Baraha bulshada iyagoo balan qaaday in uusan dib usoo laaban doonin.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in Askarigii wadaha ka ahaa gaarigaasi cadaalada la marsiin doono

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.