Maamul Hirshabelle ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay Qeyb ka aheyn Warmurtiyeed Been abuura soo saareen Maamul Goboleedyadaa dalka .

hirsh

Warsaxafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Dowladd Goboledka Hirshabelle ayaa waxaa lagu cadeeyay Mowqifka Hir-shabeelle ay ka taagan tahay khilaafka maamulka Galmudud, waxayna been abuur ku tilmaamay Warsaxaafadeed maanta lagu sheegay maamul goboledyada in ay kasoo horjeedaan Xilka qaadista madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)iyo in Dowlada Federaalka soomaaliya ay burburineyso maamulada Dalka ka jira.

Maamulka Hirshabeele ayaa sheegay in la qabaoojiyo Xiisada siyaasadeed ee kajirta Maamul Goboleedka Galmudug.
hirshabeele

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.