Maqal iyo Muuqaal:Munaasabad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Schoolka Agoonta Maamo Orphan ee magaalada Caabudwaaq

mama

Munaasabadaan lagu furayay Sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Schoolka Agoonta Maamo Orphan ee magaalada Caabudwaaq oo ah dugsi ay agoonta Cabudwaaq ay kahelaan waxbarasho iyo xanaanayn waxaa munaasabadii lagu furaayey kasoo qayb galay kala duwan waaladiin iyo marti sharaf kale.

Xaruntaan ayaa waxaa haysata caqabado dhanka waxbarashadooda ah oo ay kamid tahay in ay kujiraan Guri Kiro ah Qofkasta oo damiir leh ha ka qayb qaato sidii Xarun ay leeyihiin loogu dhisi lahaa taasi oo hada Dhulkii laga dhisi laha uu diyaar yahay #Caawi Caruurtaan Agoonta ah Aaqiro ayaad heli doontaa
Gudoomiyaha Xarunta Agoonta Caabudwaaq #Daahir Cabdulaahi #Tel:00252615118265


mama

mama

mama

mama

mama

mama

mama

mama

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.