Daawo:Boqorka Sacuudiga ayaa Madaxwaynaha Soomaliya u salaamay si ay Xushmadi Kamuuqato

far

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis waxaana loo soo dhaweeyey si qadarin iyo sharaf ku dheehan tahay, waxayna labada masuul ay kawada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, dhaqaalaha, amniga iyo maalgashiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayey ayaa Shalay gaaray Dalka Sacuudiga waxaana halkaasi wafdiga Madaxweynaha uu horkacayo uga bilaabatay Booqasho rasmi oo Labo maalin ah.

farm

far

farm

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.