Akhriso:Diyaaradihii Qaadka oo kadagay Cadaado iyo Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug oo sheegay in Garoonka Diyaaradaha uusan xirnayn

Madaxweyna Ku Xigeenka Galmudug ahna Siihayaha Xilka Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Ayaa War Saxaafadaad Kasoo Baxay Ku Sheegay inoo Furan Yahay Garoonka Cadaado ayna kasoo dagi karaan diyaaradaha ka imaanaya dalka gudihisa iyo dibadiisaba.

Waxaa Saaka kasoo dagay Magaalada Cadaado diyaardihii qaadka waday iyagoo ku gacan seeray hadalkii Xaa ee ahaa diyaaradaha kama soo dagi karaan Cadaado.
galmudg

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.