Gudoomiye Kuxigeenka Aqalka Sarre Abshir Buqaari Oo Mooshin Laga Wado.

bukhaari

Xildhibaano katirsan Aqallka sare Ee soomaliya ayaa wada Mooshin kadhan ah Gudoomiye kuxigeenka Kowaad Ee Aqallka sare Abshir Bukhari, Xildhibaanada oo Aan Lashacin Tiradooda Rasmiga ah Ayaa ILo xog’ogaal ah oo kudhow Aqalka sare waxa ay sheegayan in Ay socota Diyaar garowga Moshinka Laga Gudbinayo Abshir Bukhari oo hada kamida xubnaha Labada Aqall Dowlada Ee shalay Gaaray Cadaado.

Wararka waxaa Ay sheegayan in kulanka ugu soo Horeya Ay yeelanayan Golaha aqalka sare Maalinta Sabtida Lahor geen Doono Gudoonka Aqalka sare Mooshinka Gudoomiye kuxigeenka Kowaad Abshir Bukhari
Xildhibaanada Ayaa u cuskanaya sababaha Mooshin ka Ay ka gudbinayan Gudoomiye kuxigeenka Ay tahay in uusan dhex Dhexaad kanoqon mushkilad siyaasaded Ee cadaado Lana saftay Dhinaca madaxweynihi Kalsoonida kala Noqdeen Barlamaanka Galmudug Xaaf sidoo kale Gudasho La’aan masuuliyad iyo Tashi La’aan dhanka Dowlada Ee ku Aadan Habka Loo wajahay xaalada siyaasada is diidan ee Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.