Yuusuf Garaad oo Beeniyay in Madaxweyne Farmaajo Sacuudiga u tagay Xiisadda Khaliijka.

  • Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay in Madaxweynaha Soomaaliya Dalka Sacuudiga u joogo arimo la xariira Xiisadda Khaliijka.

Wasiirka ayaa sheegay in Safarkooda uu salka ku haayo arimo la xariira fulinta Mashaariic ay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Sacuudiga iyo wanaajinta xariirka Labada Dal balse aysan kala hadli doonin Dowladda Sacuudiga arimo ku saabsan Xiisadda Khaliijka Carbeed.

Madaxweynaha Soomaaliya Gaaray Dalka Sacuugida 26-kii Bishaan waxaana Boqoshadaan uu ku joogo Riyaadh ay noqoneysaa Boqoshadii 3aad ee Dalka Sacuudiga uu ku tago Madaxweyne Farmaajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.